Madaxweynaha Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida cayaartooyda qaraxa lala eegtay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa bahda cayaaataha Jubbaland iyo ehelada uga tacsiyadeeyay falkii ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa bahda cayaaataha Jubbaland iyo ehelada uga tacsiyadeeyay falkii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxa lala eegtay baska ay saarnaayeen cayaartooyda Kooxda JCCI, halkaasi oo inta ...
Lacagtaan oo lagu wareejiyay guddiga isxilqaan ee qaabilsan dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Xudur ayaa waxay ka timid Wasiiru dowlaha Arrimaha ...
Qarax lala eegtay gaari bus ah oo ay saarnaayeen cayaartoyda kooxda JCCI oo ah koox ka dhisan magaalada Kismaayo ayaa ...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo ...
Horjoogayaashaan ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey ciidanka Qalabka sida ee howl-galada kawada Aaga u dhexeeya Guriceel iyo ...
Taliyaha Ciidamada booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii saldhiga Booliska degmada jowhar ka qaaday dhame Maxamed Siyaad Cali ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee ...
Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay Shaxda Doorashada Golaha Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabanaysa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho