Madaxweynaha Jubbaland oo casha sharaf u sameeyay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xildhibaannada Aqalka Sare ee la doortay “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee ...
















