Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Madaxweynaha Hirshabeelle oo iska afgartay Shirka Wadatashiga Qaran.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi ...
















