Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Maanta Tababar ku Saabsan Illaalinta Xuquuqul insaanka Muqdisho ka Furay ”SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Saraakiil ka tirsan Hoggaannada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo qaar ...
















