Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Norway ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya Danjire ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya Danjire ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac {Ilka-jiir} ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga Ergeynimo ku wareejiyay Guddoomiyaha Midowga ...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta mar kale furay kulamaddii maalmahii ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya ...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka KGS mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo uu Wehliyo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliaya Xasan Xuseen ...
Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji, ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa muujisay sida aysan ugu qanacsaneyn go’aanka Golaha Wasiirada Jaamacada Carabta ay Talaadadii shalay ka soo ...
Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa la kulmay Wasiiru dowalaha arrimaha dibadda ee dowladda Qatar ...
Ciidamada Amaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa la wareegay gooba ay ku dhumaleeysanayeen Xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, halkaasi oo ay ...
Somali Army’s ongoing offensive operations in southern and central regions of the country dismantled Al-Shabab’s logistics chain, state media can ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho