Madaxweynaha Galmudug oo dhallinyarada Gaalkacyo ku dhiiri-galiyay ka qeybqaadashada Nabadda
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey duleedka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta ka qeybgalay kulan Qado sharaf ah oo lagu sameeyey duleedka ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jenaraal Mukhtaar Xuseen Afrax, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Eng. Abdullahi Arab ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay gabi ahaan ba heshiisyadii ay kula jirtay shirkaddaha gaarka loo ...
Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, laguna soo gunaanadayay tartan cilmiyeedka bisha Ramadan ee Warbaahinta Qaranka ayaa ...
Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga caasimadda iyo u diyaargarowga qaadista imtixaaanaadka Dugsiyada kaas ...
Xafladda lagu abaalmarinayo tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka ayaa ka socoto maagaalada Muqdisho. Munaasabadda oo ay soo qaban ...
Magaalada xudur ayaa markale maanta waxa lagu tukaday salaad roob-doon oo alle looga baryayo nimcadiisa, xilligaan oo guga wali sifiican ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cusmaan Abukar Dubbe ayaa ka tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddd Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho