Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Saaxibada ...
















