Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsanyihiin ...
















