Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska oo guursaday
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ayaa shaaciyay in ra’iisal wasaare Boris Johnson iyo gacalisadiisa Carrie Symonds ay shalay aqal galeen. Xafladda ...
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ayaa shaaciyay in ra’iisal wasaare Boris Johnson iyo gacalisadiisa Carrie Symonds ay shalay aqal galeen. Xafladda ...
Ciidanka badda ee dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 117 muhaajiriin ah kuwaas oo donaayay inay si sharci darro ah ku ...
Kornel Assimi Goita, hogaamiyihii inqilaabka ee Mali iyo madaxweynaha cusub ee ku meelgaarka ah ee dhawaan loo magacaabay, ayaa looga ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal lagu ciribtirayo maleeshiyada Al-Shabaab ka wada gobolka Shabeellaha dhexe, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay ...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlaamka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa ...
Ciidanka Xoogga ayaa ku dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah deegaanka Galka Xarareey ee Shabeelaha Dhexe Horjoogayaasha la dilay ayaa waxaa ka ...
Munaasabad isugu jirtay daah furka Barnaamijka Caafimaadka Bulshada ee CHASP wajigiisa 2-aad iyo wareejinta gaari kuwa gurmadka deg degga ah ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdinaasir ...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fadhiisatay gal-dacwadeedka ciqaabta ah ee sumaddiisu tahay MGB/DDL/179/2021, kaasi oo loo heystay eedeysanayaal ay ...
Wasiirkii arrimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe isla markaana uu jabiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho