Ra’iisul Wasaare Rooblee oo Midowga Musharaxiinta ka guddoomay Xubnaha ay cabashada ka qabaan ee ku jira Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah ...
















