Talaalkii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Soomaaliya la keenay +Sawirro
300,000 oo Kuuro (Doses) oo talaalka cudurka corona ah ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, wasiirka caafimaadka XFS Fowziya Abikar Nuur, ...
300,000 oo Kuuro (Doses) oo talaalka cudurka corona ah ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, wasiirka caafimaadka XFS Fowziya Abikar Nuur, ...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh ...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN Muqdisho, Maarso 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qeybgaleen agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka ...
Shir ay maanta magaalada Baydhabo ku yeesheen guddiga la socodka xaaladaha cudurka coronavirus ee Koofur Galbeed ayay ka soo saareen ...
Shirka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay xubno matalayay bulshada ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax, ayaa kulan la qaatay ...
Shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howlgalaya Sacuudi Carabiya ayaa wixii hadda ka dambeeya waxay ka maarmi doonaan ogolaanshaha loo shaqeeyaha ...
Guddoomiyaha isboortiga gobolka Banaadir mudane. Xasan Wiish oo maanta ka qeyb-galay shirwaynaha guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed 2021 kaas oo sanadkii ...
Affar gaari oo Land cruiser Helix ah ayaa maanta lagu wareejiyay wsaaradaha, Biyaha, Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta Galmudug iyo Unuga hormuudka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho