Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talaalkii ugu horeeyay ee COVID-19 oo Soomaaliya la keenay +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Talaalkii ugu horeeyay ee  COVID-19 oo Soomaaliya la keenay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

300,000 oo Kuuro (Doses) oo talaalka cudurka corona ah ayaa maanta soo gaaray Soomaaliya, wasiirka caafimaadka XFS Fowziya Abikar Nuur, wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan iyo masโ€™uuliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa soo dejinta talaalka Oxford Astrazeneca.

Waa wajigii koowaad qeybta maanta dalka ay keentay hey’adda caafimaadka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO, guud ahaan talaalka COVID-19 ee Soomaaliya loogu talagalay ayaa ah 1.2 milyan oo kuuro.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Danjire James Swan, ayaa sheegay in wasaaradda caafimaadka ugu hambalyeeyaynayo helitaanka talaalkii ugu horeeyay ee cudurka corona ah, isagoo sheegay in Qaramada Midoobay ay sii wadayso taageerada Soomaaliya xilligan adag.

Waxaa uu sheegay in cudurka wali halis weyn yahay isla markaana loo baahan yahay in shaqaalaha caafimaadka iyo dadka nugul qaataan talaalka feejignaantana la sii wado, si loo xakameeyo feyraska.

Fowziya Abiikar Nuur, ayaa u mahad celisay dhammaan heyโ€™adihii ka soo shaqeeyay in Soomaaliya uu soo gaarto talaalka cudurka coronavirus, xilli dalka uu ku jiro soo labo kacleynta feyraska corona.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in talaalka beri la bilaabi doono isticmaalkiisa laguna horeysiin doono shaqaalaha caafimaadka ee la dagaalamaya feyraska.

โ€œWaan ku dadaalaynaa in aan caddaalad u gaarsiino talaalka inta na soo gaartay. Waa muhiim in talaalka ay la socoto wacyigelinta, sida kala dheeraado, afka la xirto, gacmaha la dhaqdoโ€ ayay tiri Fowziya.

Waxaa xusid mudane, in 16 Maarso oo beri ah, oo talaalka isticmaalkiisa la bilaabi doono ayย  ku beegan tahay sanad ka hor markii kiiskii ugu horeeyay oo cudurka COVID-19 ah laga heley Soomaaliya.

Previous Post

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN.

Next Post

Danab oo gaari qarax saaran yahay ku gubey Tooratoorow

Next Post
Danab oo gaari qarax saaran yahay ku gubey Tooratoorow

Danab oo gaari qarax saaran yahay ku gubey Tooratoorow

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hayโ€™adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In