Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Koofur Galbeed oo awaamiir cusub ka soo saartay COVID-19 +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Koofur Galbeed oo awaamiir cusub ka soo saartay COVID-19 +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir ay maanta magaalada Baydhabo ku yeesheen guddiga la socodka xaaladaha cudurka coronavirus ee Koofur Galbeed ayay ka soo saareen amaro cusub oo lagu xakameynayo faafitaanka xanuunka COVID-19.

Qodobada la soo saaray ayaa waxaaa ay kala yihiin;

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
  1. In bulshada lagu amray xirashada af-saarka (Face Mask) qofkii laga waayo lagu ganaaxi doono shan dollar
  2. In masaajidyada la seexan karin isla markaana meyd corona u dhintay la keeni Karin
  3. In ay la mamnuucay dhammaan kulamada, sida xafladaha, shirarka iyo wixii lamid ah
  4. Qofkii cudurka u dhinta waa in aaskiisa looga dambeeyaa wasaaradda caafimaadka Koofur Galbeed.
  5. Qofkii isaga shaki ama isku arka calaamadaha cudurka waa in uu si deg deg ah ula soo xiriiraa saraakiisha caafimaadka ama uu tagaa xarunta badqabka bulshada ee Koofur Galbeed
  6. Ugu danbeyn waxaa laga codsanayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dhamaan Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka inay caawinaad deg deg ah la soo gaaraan Koonfur Galbeed.

Previous Post

Shirka wadatashiga diyaarinta qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabad lagu maamusayay Sanad guurada isbitaalka guud ee degmada Balcad oo lagu qabtay magaalda Balcad “SAWIRRO”

Next Post
Munaasabad lagu maamusayay Sanad guurada isbitaalka guud ee degmada Balcad oo lagu qabtay magaalda Balcad “SAWIRRO”

Munaasabad lagu maamusayay Sanad guurada isbitaalka guud ee degmada Balcad oo lagu qabtay magaalda Balcad “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In