Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka waramay jabkii Ciidamada ay u geysteen argagixisada
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidamada ay fashiliyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Ciidamada ay fashiliyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Khawaarijta ah ...
In kasta oo aad loo soo dhaweeyay wada hadalka dib u soo nooleynta heshiiskii nukliyeerka haddana waxaa jira shaki laga ...
Maanta oo sabti ah (3-April-2021) ayaa lagu ballansan yahay in uu Muqdisho ka furmo kullan uu ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye ayaa maanta gelinka dambe Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid ...
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudi Carabiya Feysal Bin Farxaan Al Sacuud ayaa sheegay in xiriir diblomaasiyadeed oo Israel la yeeshaan uu ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug Mudane Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud (Dhiblaawe) iyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo ...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa aqbalay ka qaybgalka Shirka wadatashiga Doorashooyinka ee uu ku baaqay Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu Sabtida ...
48 qof ayaa ku dhimatay 72 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo maanta jimco ah ka dhacay Thailand. ...
Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay arrimo la xariira dib u bilaabidda qabashada codsiyada baasaboorka, kaasi ...
Ganacsatadda Xoolaha dhoofisa ayaa ku gacansayray baad ay waydiisteen Kooxda Alshabaab oo ah Neefkasta ay ka siiyaan 18 Dollar, taasoo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho