Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5ta Dowlad Goboleed iyo Gobolka ...
















