Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta oo ka wada hadlay arrimo ay kamid yihii shaqo abuurka +Sawirro
Wasiirada maaliyadda iyo qorsheynta xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka wada hadlay ahmiyadda ay leedahay ...
















