Banbixii Golaha Wasiirrada oo la soo gabagabeeyey (Warsaxaafadeed)
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex ...
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Halkan ka akhriso guddiga
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa ...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa manta booqday jiidda hore ee uu ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XfS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade), ayaa maanta shirka banbaxa golaha wasiirrada ...
Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo ...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo ...
Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho