Talaalka karoonaha oo isbitaalada UK loo qeybiyay iyada oo talaadada uu dalkaasi si rasmi ah uga bilaabanayo talaalka
Qeybtii ugu horeysay ee daawada Pfizer/BioNTech oo ah talaalka xanuunka karoonaha ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaalada iyo ...
















