Soomaaliya oo martigelisay Wafdi Heer Sare ah oo ka socda Dalka Tanzania
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan dowladda Tanzania, iyadoo la xoojinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan dowladda Tanzania, iyadoo la xoojinayo xiriirkii diblomaasiyadeed ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM, ayaa soo dhaweysay 147 ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, Safiir ku-xigeenka Safaaradda Mukhtaar Mahad Daa'uud iyo diblomaasiyiin ayaa xarunta Safaaradda ...
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowladda Galmudug Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur, ayaa maanta Tababar sare loogu qaadayo Aqoontooda xirfadeed uga ...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka FederaalkaFederaalka, Mudane Feysal Aadan Xasan ayaa maanta si rasmi ah xilalka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda looga fadhiyo sidii ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa gaaray ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howla guud dib u dhiska iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd), ayaa ...
Munaasabadaan oo lagu magac daray xuska maalinta Nabadda iyo Horumarinta Gobalka Mudug, oo ku beegan 17 Decembar oo ah maalintii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Sheekh Muuse Nuur "Sheekh ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho