Qeybta sedexaad ee Dhaqanka Hirshabeelle oo maanta gaaray Jowhar+Sawirro
Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta ...
Qeybta 3-aad ee duubabka dhaqanka Hirshabeelle kana qeyb-qaadanaya soo xulista Baarlamaanka 2-aad Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta ...
Dowlada jarmalka ayaa ugu deeqday hay’adda UNICEF lacag loogu talo galay in wax lagaga qabto horumarinta caafimaadka iyo la dagaalanka ...
27 xubnood ee golaha deegaanka dagmada galkacyo ayaa maanta loo dhaariyay xilka loo doortay iyadoo ay goob joog ka ahaayeen ...
Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar, ...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo Marwada kowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa ...
Xafiiska dambi baarista gudaha Mareykanka ee FBI ayaa sheegay in ay hayaan warar sheegaya in saraakiil Iran iyo Ruush ahi ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo ninka isaga xilka kaga horeeyay Barack Obama ayaa ereyo kul kulul is dhaafsaday intii ay ...
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Kornayl Cusmaan Xasan Cosoble ayaa u soo xiray tababar u socday saraakiil ...
Ibrahim Cumar oo u dhashay dalka Eritrea kaas oo hey’adda UNHCR ay qaxooti ahaan u geysay dalka New Zealand ayaa ...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho