Taliyaha Xabsiga Dhexe Ee Xamar Oo Shaqada Si KMG Ah Looga Joojiyay
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa si kumeel gaar ah shaqada uga joojiyay Taliyaha Xabsiga dhexe ee ...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa si kumeel gaar ah shaqada uga joojiyay Taliyaha Xabsiga dhexe ee ...
Agaasimaha Guud ee Waaradda Caafimaadka ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay inay kormeerr ku tegeen xarumo caafimaad oo ah kuwa ...
Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka, Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka socday qaar ka mida ...
Lix qof ayaa geeriyootay in ka badan toban kale ayaa ku dhaawacantay qarax ay argagixisada Al-Shabaab ka geysteen maqaayad ku ...
Ku-simaha duqa Muqdisho Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa cisbitaalka Digfeer ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamuud Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray ...
Mashruucaan oo lagu magac daray dhisidda iyo dib u kabashada Waxbarashada Gobolka Banaadir oo hoggaan ay u tahay Wasaaradda Waxbarashada, ...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Kulanka oo looga ...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane, Mowliid Xuseen Guhaad ayaa ...
Alla ha u naxriistee waxaa maanta qabuuro ku yaala isbitalka Xooga degmada Hodan ee magaalada Muqdisho lagu aasey meydka marxuum ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho