Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, oo tababar u soo xirey hawlwadeennada xiriirka Warbaahinta ee Hay’adaha dowladda
Tababarkani oo socday muddo seddex maalmood ah ayaa ujeedkiisu ahaa kor u qaadista hagaajinta xiriirka Warbaahinta iyo dadweynaha ee hay’adaha ...
















