Wasaarada Qorshaynta Galmudug Oo Magaalada Samareeb Shir Wadatashi Ah Kula Yeelatay Hay’adaha Ka Howlgala Galmudug “SAWIRRO”
Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta, Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta shir wada-tashi ah la yeelatay Hay'adaha Wadaniga ...















