Fatahaado horleh oo ku dhuftay deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn iyo dhibaatooyin ka dhashay
Shacabka ku nool deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ka dhashay fatahaado horleh oo ...
Shacabka ku nool deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ka dhashay fatahaado horleh oo ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada ...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno kamid ah gobolka Jubbada ...
Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa wajaheysa xaalad bani’aadanimo kaddib markii fatahaada webiga shabeelle ay goysay saddex jiho oo ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa isku dayay inay weerar ku soo qaadaan Garoonka Diyaaradaha Dhusamareb, halkaas oo ay dagan yihiin Ciidamada AMISOM ...
Waxaan Ummada Soomaaliyeed la wadaageynaa inay been abuur tahay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo dad dano gooniya ka leh ...
Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta ka warbixiyay ahmiyadda uu leeyahay manhajka waxbarashada aas aasiga ah ...
Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Turkiga ayaa soo dhoweeyay kulan maalinimadii shalay dhexmaray Madaxweynaha reer Falastiin Maxamuud Cabaas iyo hoggaanka qeybaha ...
Ciidamada Xoogga Dalka oo qab-qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii Al Shabaab ee soo weeraray saldhigyada ciidamada duleedka Dagmada Afgooye. Maleeshiyaadka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho