Xoghayaha Joogtada Ah Ee Xafiiska R/Wasaaraha iyo Agaasimayaasha Guud Oo Ka Shiray Hannaanka Shaqo ee Xilliga Kala Guurka “SAWIRRO”
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaarah, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi ayaa guddoomiyay shirka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha oo maanta ...
















