Ciidanka Xoogga Dalka oo toogasho ku dilay labo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab, halka nolosha lagu soo qabay labo kale
Kadib howlgal lagu baacsanayay Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen degaanka Awdiinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo ...
















