Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka
Wasaaradda Caafmaadka ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa ardayda u fariisanaysa Imtixaanada Shabaadiga ee Fasalka 8aad ee dugsiga Dhexe iyo midka ...















