Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo ka qeyb galay munaasabadda Xuska 20 guuradii dib u yagleelida Dowladnimada Soomaaliya”Sawirro”.
Guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey iyo qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Jamhuuriyada ...
















