Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan “SAWIRRO”
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay u mahadcelinaysaa dhammaan shirkadihii Soomaaliyeed ee u soo adeegay xujayda ...
















