Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro
In ka badan 100 DHALO oo Khamri ah iyo Xashiish badan ayaa maanta lagu soo bandhigay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
In ka badan 100 DHALO oo Khamri ah iyo Xashiish badan ayaa maanta lagu soo bandhigay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Boqortooyada Sacuudiga oo Sheegtay inay si ku meel Gaar ah u Joojisay Waqtiga Cumrada Sababo La Xiriira Cudurka Corona. Dawladda ...
Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan ay soo wajahday shacabka ku nool degmadaasi, ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay waxa uu soo dhaweeyay ...
Agaasimaha fulinta hey’adda lacagta aduunka IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in hey'adoodu heshay lacag ku filan oo lagu bixin karo ...
Bangiga Horumarinta Afrika ayaa ansixiyay hannaanka ay Soomaaliya uga cafinayaan $122.55 milyan oo doolar oo ah deyntii ay ku lahaayeen. ...
February 26, 2020 IMF Managing Director Kristalina Georgieva today announced that the International Monetary Fund has secured sufficient financing pledges ...
Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay xarunta Dhallinyarada Gobolka kaasi oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ...
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa tababar u soo xiray Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ...
Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo arbaco ah ansixiyay miisaaniyada 2020 oo Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay dhawaan. 64 Xildhibaan oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho