Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo Farriin Adag u Dirtay Dalalka Caalamka.
Iyadoo la joogo waqti ay sii xumaatay ama cirka isku shareertay xaaladda faafitaanka Caabuqa karoona uu ku fidayo adduunyada inteeda ...
Iyadoo la joogo waqti ay sii xumaatay ama cirka isku shareertay xaaladda faafitaanka Caabuqa karoona uu ku fidayo adduunyada inteeda ...
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala riday xukunno kala ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor ) ayaa xalay casho sharaf Magaalada Dhuusamareeb ugu sameeyay saraakiisha Cusub ee ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Aadan Isaaq Cali oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda aanu walaalaha nahay ...
Dhageystayaasheena sharafta leh ku soo dhawaada warka subax ee Radio Muqdisho Cocdka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maalin walba aad dhageysataan 8:00AM ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Galabta 24-ka Feberaayo 2020, ayay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa ciidanka Mareyka ee AFRICOM duqeyn cirka ah ku qaadeen xagjiriinta ...
During the afternoon of 24 February 2020, the Federal Government of Somalia, in partnership with the United States Africa Command ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Xasan Yuusuf iyo Agaasimaha Tacliinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho