Guddoomiyaha Gobolka oo guri 30 sano si sharci darro ah lagu heystay dib ugu celiyay dadkii iska lahaa “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa 30-Sano kadib muwaadin Soomaaliyeed oo lagu ...
















