Ra’iisul Wasaare Khayre “Rajada Shacabka Galmudug Waa Midnimo iyo Horumar”
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane ...
Weriye Cabdullaahi Maxamed Faarax oo ka tirsan shaqaalaha Radio Kulmiye ayaa lagu afduubtay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas ...
Wareega Labaad ee Doorashada Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa soo Dhamaatay waxaana ku tartamayey oo isugu soo haray Laba Musharax oo ...
Waxaa Hada soo dhamaatay Codaynta iyo Tirinta Doorashada Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxaana u tartamay Shantan Musharax Natiijada ayaana sidan Noqotay: ...
Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee Galmudug ee soo xaadiray hoolka doorashada oo tiradooda ay gaareysay 77 Xildhibaan, ayaa Axmed Cabdi Kaariye ...
Mudanayaasha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland ayaa ku baaqay in si deg deg ...
Deegaanka Bacda oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka bilaawdey kulamo xal loogu raadinayo dagaal beeleed ka ...
Waxaa Hada Bilaabanaya Doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenkiisa Galmudug waxana Madaxwaynaha u Tartamaya Afar Musharax oo kala ah: 1) Axmed ...
Madaxa Wakaaladda Hawada ee Iiraan Murtada Beraari ayaa warbaahinta u sheegay in dalkiisu uu isu diyaarinayo in uu dhowr maalmood gudahood ku ...
Kooxda Macawuusleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho