Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kaabiga Kuhayo Degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi ka bilaabeen ...
















