DFS oo war ka soo saartay hannaanka sharci darro ee Axmed Madoobe ka wada Jubbaland
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga ...
















