Baarlamaanka Galmudug oo ka dooday miisaaniyadda sanadka 2020
Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan xasaasi ah oo looga doodayey Miisaaniyadda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ...
Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan xasaasi ah oo looga doodayey Miisaaniyadda oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta ka qeyb galay kulan xubnaha labada ...
Wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo Taliye ku-xigeenka Koowaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Dhusamareb ee xarunta ...
Wefdigii uu hoggaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan oo maalmihii u dambeeyey ...
Munaasabad abaal marinno kala duwan lagu guddoonsiinayay Dadkii ku guuleystay kuwaasoo isugu jira Tigidho, ballan-qaadyo shaqo iyo Lacago Kaasha ah ...
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) Force Commander, Lt. Gen. Tigabu Yilma was in Jowhar on Saturday, to assess ...
Ra’iisul wasaarihii dalka Maleesiya Mahathir Mohamad ayaa ku dhawaaqay iscasilaadiisa Isniinta maanta ah taas oo wadada u xaareysa suurtagalnimada ah ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilalkii ka qaadey qaar kamid ah golihiisa Wasiirada,isaga oo ...
Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, korneyl Maxamed Aaden Jimcaale (Koofi) oo ka qeybgalay munaasabadda abaal-marinta safarrada iyo dalxiiska oo ...
Xaflad abaalmarino lagu guddoonsiinayo dadkii ka soo shaqeeyay munaasabad loogu magac daray abaalmarinta safarka iyo dalxiiska ayaa xalay lagu qabtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho