Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Beydhaba ka furay shir ku saabsan yareynta isticmaalka iyo Joojinta Dhoofka Dhuxusha “Sawirro”
Shirkan oo socon doona muddo laba maalin ah ayaa waxaa looga hadli doonaa joogteynta yareynta isticmaalka dhuxusha, JoojintaDhoofka Dhuxusha iyo ...
















