Qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka socoto Dhuusamareeb
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane ...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo ...
Danjiraha Soomaaliya ee Zambia iyo Jaaliyadda Soomaaliyyed ayaa abaabul ugu jira sidii ay dib u habeyn ugu sameyn lahaayeen Safaardda ...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gargaarka ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiisay isbitaalka Dhooleey ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ...
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ay wehliyaan saraakiil ciidan oo uu ka midyahay Taliyaha ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio ...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo howlo shaqo u joogto Qaaradda Yurub ...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa tababar aqoon kororsi ah siiyay qaar ka mid ah Guddoomiye waaxeedyada degmada si ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa munaasabad lagu dhiiri gelinayay Naadiga Muqdisho City ee Dowladda Hoose ugu sameeyay magaalada Muqdisho. Munaasbadda oo ...
Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fanaanka Axmadeey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho