Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay ololaha qaadista cabshuuraha kala duwan ee Caasimadda “SAWIRRO”
Dowladda Hoose Xamar ayaa xarunta Gobolka Banaadir kusoo bandhigtay Gaadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta ...
















