Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

maamulka Jowhar oo fariin u diray dadka sida nidaam darida ah u dhista waddooyinka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
maamulka Jowhar oo fariin u diray dadka sida nidaam darida ah u dhista waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa magaalada Jowhar Ee Gobalka Sh Dhexe Saalax Muudeey oo lahdlay warbaahinta Qaranka ayaa kahdlay arimo ay ka mid yihiin dabeylo 24saac ay nu soo dhaafnay ka jiray magaalada dadka sida sharci darada ku dhista wadooyinka mara xaafaha kala duwan Ee degmada Jowhar iyo bilc soo celinta jowhar

Ugu horeyn saalax muudey oo ah duqa magaalada Jowhar ayaa hooyooyinka ugu baaqay inay taxadar gaar ah ay ulahaadaan goobaha raashinka ay ku kariyaan sida looga hortago dhibaataayinka ka imaankara dabeylaha

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidookale waxa waxa uu sheegay inay heegan galiyeen gaadiidka dab damiska ah oo uu sheegay inay udiyaariyeen shaqaalo markaste heegan u ah ka hortaga dhibaatooyinka ka imaankara dabka maadaama dabeylo xoogan ay ka jiraan jowhar

Duqa magalada ayaa dhanka kale digniin udiray dadka wadoooyinka mgaalada sida sharcidarada udhisanay waxa uu sheegay in maamulka degmada horay digniino ay kaga soo saaren arinkan hayeeshee iminka dadka u hogaansami waay ay la xisaabtami doonaan

Ugu dambeyn shacabka ku nool magaalada jowhar ayuu ugu baaqay inay ka shaqeeyaan Bilic soocelinta magaalada oo maalmihii ay nu soo dhaafnay maamulka degmada oo kaa shaanaya gudoomiye waa xeedyada ay wadeen qorshe lagu hagaajinayo xaafaha kala duwan Ee Jowhar

Previous Post

Madaxda sare ee shirkadii Barakaat oo soo dhaweeyey go’aankii Mareykanka ee qaadista xayiraada

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shaqadii iyo waajibaadkii u kala saaray Maareeyihii Tiyaatarka & Agasimaha Hobalada Waaberi

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shaqadii iyo waajibaadkii u kala saaray Maareeyihii Tiyaatarka & Agasimaha Hobalada Waaberi

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In