Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda sare ee shirkadii Barakaat oo soo dhaweeyey go’aankii Mareykanka ee qaadista xayiraada

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxda sare ee shirkadii Barakaat oo soo dhaweeyey go’aankii Mareykanka ee qaadista xayiraada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxda sare ee Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhoweeyay go’aankii maanta uu Mareykanka xayiraada uga qaaday Shirkadaas kadib markii lagu waayay eedeyntii ahayd in ay taageerto argagixisadda.

Cabdullahi Nuur Cismaan, oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Shirkaddii Barakaat oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa uga mahad celiyay Dowladda dadaalka ay ku bixisay arrintaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Aniga oo ku hadlaya Magaca Gudoomiyaha Shirkadda Axmed Nuur Jimcaale, waxaan soo dhoweynayaa in xayiraada laga qaaday Shirkadda, runtii Dowladda waxa ay muddadii 3 sano oo ay jirtay waqti galisay sidii loo qaadi lahaa xayiraada” ayuu yiri Cabdullahi Nuur Cismaan

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu si gaar ah u xusay Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre oo uu sheegay in door weyn uu ka qaa…
[23:08, 2/13/2020] Kenya Yogol: https://www.imf.org/en/News/Articles/2020/02/13/pr2048-imf-and-wb-consider-somalia-eligible-for-assistance-under-the-enhanced-hipc-initiative
[23:09, 2/13/2020] Kenya Yogol: Warkaas aad ayuu muhiim u yahay, fadlan qolada wararka dibadda ku qoran ha soo tarjumaano, barnaamijyo iyo wararna halaga sammeeyo

Previous Post

Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad oo dalka Austria kulamo kula yeeshey madaxda kaladuwan+sawirro

Next Post

maamulka Jowhar oo fariin u diray dadka sida nidaam darida ah u dhista waddooyinka

Next Post
maamulka Jowhar oo fariin u diray dadka sida nidaam darida ah u dhista waddooyinka

maamulka Jowhar oo fariin u diray dadka sida nidaam darida ah u dhista waddooyinka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In