Hirshabeelle oo Hay’adaha samafalka ku amartay iney is diiwaan-geliyaan
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle ...
Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda gaar ahaan Caasimadda Kampala ayaa soo dhaweeyay taageerana u muujiyay hoggaanka Baarlamaanka Dowlad ...
Amar ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu hakiyay Mashruuca Horumarinta Dowladaha ...
Kalfadhiga 6aad kulankiisa 30aad ee ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ajandihiisu ahaa akhrinta 2aad ee Hindise -sharciyeedka ...
Xaflad lagu muujinayey ahmiyadda uu dalka u leeyahay Manhajka Cusub ee ay soo diyaarisey Dowladda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada ...
Qaar ka mid ah Bulshada oo Maanta isku soo bax ay ku tageerayaan doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug ka sameeyey Magalada ...
Ciidanka kumaandooska Qaranka oo ay wehliyaan ciidanka daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saaka howlgal qorsheysan ku qaaday goob maleeshiyada Al-shabaab ...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la ...
Waaxda bilic soo celinta iyo nadaafadda gobolka Banaadir ayaa dardar gelineysa olole nadaafadeed oo ay ka sameyneyso degmooyinka caasimadda si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho