Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Caasimadda dalka.
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelan doona magaalada Muqdisho ee Caasimadda ...
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeelan doona magaalada Muqdisho ee Caasimadda ...
Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda. Waxaa ...
Guutada 16aad ee kumaandooska Soomaaliya ayaa hawgal ballaaran oo ay kasameeyeen deegaanka Baloow Eylo ee gobalka Shabeellada Hoose waxa ay ...
+Qunsulka Soomaaliya u fadhiya Dalka Sacuudi Carabiya , Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa booqasho ku tagay Xabsiga Shimees ee Magaalada ...
Ra'iisul Wasaare Mudane Xasan Cali Khayre oo hoyga uu ka deganyahay Dhuusameeb kula kulmay odayaasha dhaqanka Xeraale ayaa ka xog ...
Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa toogasho ku dilay Saacadihii lasoo dhaafay Afar ka mid ahaa Argagixisada ...
Wasiirka arrimaha dibedda ee Dalka Iran, Mohammad Javad Zarif, ayaa si weyn u dhaleeceeyay dilka Madaxii Ciiadamada xulka ah ee ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa sheegay in dhaawacyada la geeyay dalka Qatar ay ...
Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay isgarab taagaan ciidamada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho