Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore
Ku-simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ...
















