Dowladda Soomaaliya oo aas Qaran u sameysay Saraakiishii Shalay ku shahiidday nawaaxiga Dhanaane “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaazada ah iyo aas Qaran oo ...
















