Howlgalo ka dhanka ah Alshabaab oo ka socda gobolka Hiiraan
Wararka, ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaano hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolkaas, ayaa sheegaya in howlgalo balaaran ...
Wararka, ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaano hoos yimaada degmada Beledweyne ee xarunta gobolkaas, ayaa sheegaya in howlgalo balaaran ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb kulan ciyaareed qeyb ka ah ...
Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ...
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Daahir Maxamuud Geelle, ahna guddoomiyaha guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda ...
Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug ee bartamaha Dalka ayaa xalay Waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayo maalinta cafiska Soomaaliyeed taasoo ...
Xulka Qaranka dalka Sinigal ayaa isaga haray koobka aduunka kadib markii hal iyo waxba guuldaro ah uu kala kulmay dhigiisa ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise ...
Wasiirka Cadaalada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Booliska, Xarunta degmadda Warta ...
Wafdiga guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS oo sedaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda jabuuti ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho