Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qeyb galay xuska Akadeemiye Goboleedka Afka Soomaaliga “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay xuska sanad guuradii shanaad ee aas aaska ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay xuska sanad guuradii shanaad ee aas aaska ...
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka ee ...
Malaysia oo dhacda gobolka koonfur bari ee qaaradda Asia waxay sanadihii u dambeeyey bartilmaameed u noqotay kumanaan arday Soomaaliyeed ah ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee barnaamijka kormeerka ...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/8/2018-ka,waxay u fariisaneysaa dhageysiga codsi dammaanad siin ah oo ay soo ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Ereteriya Mudane Osman Saleh iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho si ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka ...
Iyaddoo R/wasaare ku xiggeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo si rasmi ah Xalay u furay in Dekadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho