Sacuudiga iyo Iiraan oo ku hardamaya marin Biyoodka Baabul Mandab
25-kii Bishii July ee sanadkan, Sacuudi Carabiya ayaa joojisay shixnadaheedi shidaalka ee mari jiray marinka Babul Mandab kadib markii maraakiibteeda ...
25-kii Bishii July ee sanadkan, Sacuudi Carabiya ayaa joojisay shixnadaheedi shidaalka ee mari jiray marinka Babul Mandab kadib markii maraakiibteeda ...
U qeybsanaha Qaraamada Midoobay ee Arrimaha Qaxootiga Aduunka ayaa Talaadadii shalay aheyd shaaca ka qaaday in lagu guulaystay in 2000 ...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay xiriirka Dowladaha ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa magaalada Khartuum ku yeeshay kulan muhiim ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga qeyb galay munaasabad Ay Ku qalin jabinayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadda ...
Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu danbeeyay ee looga hadlayay ...
Stan Kroenke ayaa la wareegay milkiyada kooxda kubada cagta Arsenal oo ka dhisan horyaalka Ingiriska kadib markii uu ka gatay ...
Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan la qaatay ...
C/rxamaan Xuseen Wardheere oo Alshabaab ay ugu yeeri jireen Bilaal, ayaa maanta warbaahinta Qaranka u sheegay in uu ka baxay ...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho