Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Stan Kroenke oo la wareegay Milkiyada Kooxda Arsenal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha
0
Stan Kroenke oo la wareegay Milkiyada Kooxda Arsenal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Stan Kroenke ayaa la wareegay milkiyada kooxda kubada cagta Arsenal oo ka dhisan horyaalka Ingiriska kadib markii uu ka gatay boqolkiiba sodon Alisher Usmanov oo sheer ku ahaa kooxda arsenal.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Bilyaneerka u dhashay dalka Mareykanka ayaa lahaa boqolkiiba 67 milkiyada kooxda kubada cagta Arsenal waxaana uu iibsaday inta uu lahaa Alisher Usmanov waxaana uu kaga gatay 550 Milyan oo lacagta giniga ah.

Stan Kroenke ayaa ahaa shaqsi lagu xusuusto in uu tageero weyn u ahaa Arsene Wenger oo 22 sano ku sugnaa kooxda Arsenal waxaana Tageerayaasha kooxda Kubada Cagta Arsenal ay u qaadan Stan Kroenke naceeb maadama uu ahaa shaqsiga kaliya ee ku qanacsanaa in Wenger uu joogo kooxda ayadoo aysan ku guuleysaneen koob, Tageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa lagu xusuusta in ay soo qoran jireen hal dhigyo ay ka mid ahayeen Kroenke ka tag kooxda iyo erayo kale oo naceeb ku Saleysnaa waxaana ugu danbeyntii uu yeeshay Milkiiyada kooxda arsenal boqolkiiba boqol.

Arsenal ayaanan ku guuleysan horyaalka Ingiriska tan iyo sanadkii 2004 waana sababta kaliftay in tageerayaasha kooxda Arsenal ay gadood ku sameeyan milkilayaasha kooxda Arsenal iyo Macalin Arsene Wenger oo ugu danbeyntii isaga tagay Kooxda mudo dhowr sano ah kadib waxaana xili ciyareedkisii ugu danbeyay uu ku dhameystay kaalinta lixaad oo kooxda ku dhameysato ay ka qayb gasho koobka Uefa Ueropean League waxaana uu ku guuldareystay in kooxda ay qayb gasho koobka ugu weyn oo ay ka qayb galaan kooxaha Yurub.

Arsenal kulanka ugu horeeya horyaalka Ingiriska waxay la ciyaari doonta Kooxda Man city oo horyaalka Difaacaneyso  waxaana hogaan doono Macalin Uniu Emery waana markii ugu horeysay oo macalin Cusub uu hogaamiyo 22 sano.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khartuum Kula Kulmay Jaaliyadda Iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan.”Sawirro”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulankii sedaxaad ee Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulankii sedaxaad ee  Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulankii sedaxaad ee Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In