Wafdigii ka qayb galay Shirkii Caalamiga ahaa ee Waxbarashada Sare oo Munaasabad Sagootin ah loo sameeyay “SAWIRRO”
Muqdisho, July 27, 2018--Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay munaasabad sagootin ...
















